HomeWararSawirro:- Kulan gaar ah oo dhex maray Sheekh Shariif iyo Wakiilka QM...

Sawirro:- Kulan gaar ah oo dhex maray Sheekh Shariif iyo Wakiilka QM ee Somalia

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Kulan gaar ah ayaa dhex maray madaxweynihii dowladdii KMG aheyd Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wakiilka gaarka ah ee qaramada midoobe u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan. Kulanka dhex maray Sheekh Shariif  iyo James Swan ayaa looga arrinsaday xaaladda Siyaasadeed ee dalka iyo wax ka qabashada dhibaatooyinka weli hor gudban dhowladnimada Soomaaliya. Sheekh Shariif Sjeekh […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan gaar ah ayaa dhex maray madaxweynihii dowladdii KMG aheyd Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wakiilka gaarka ah ee qaramada midoobe u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan.

Kulanka dhex maray Sheekh Shariif  iyo James Swan ayaa looga arrinsaday xaaladda Siyaasadeed ee dalka iyo wax ka qabashada dhibaatooyinka weli hor gudban dhowladnimada Soomaaliya.

- Advertisement -

Sheekh Shariif Sjeekh Axmed ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Faceboo waxaa uu ku yiri”Waxaan kulan gaar ah la qaadannay aniga iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan xisbiga Himilo Qaran Madaxa howlgalka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Amb James Swan”

Ugu dambeyntii ayay kulankooda kaga wada hadleen caqabadaha siyaasadeed ee jira iyo aragtida xisbiga Himilo Qaran ee ah sarreynta sharciga, Soomaaliya oo is wadata, wadatashata, gacmahana isku qabsata sidii dalka loo horumarin lahaa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts