HomeWararFaah faahin ka soo baxaysa qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada...

Faah faahin ka soo baxaysa qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Qaraxaan oo ahaa mid gaari ayaa 9:30-daqiiqo oo xalay ah waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaanna Isgooyska Albaraka halkaas oo uu ku geeriyooday qofkii watay gaarigaaas. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa mid lagu xiray gaariga isla markaana loogu xiray in ganacsada ahaa qaraxana uu qabsaday xili uu marayay nawaaxiga Isgoyska Albaraka. […]

- Advertisement -

Qaraxaan oo ahaa mid gaari ayaa 9:30-daqiiqo oo xalay ah waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaanna Isgooyska Albaraka halkaas oo uu ku geeriyooday qofkii watay gaarigaaas.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa mid lagu xiray gaariga isla markaana loogu xiray in ganacsada ahaa qaraxana uu qabsaday xili uu marayay nawaaxiga Isgoyska Albaraka.

- Advertisement -

Ganacsadaha oo magaciisa lagu sheegay C/llaahi Neero ayaa ku geeriyooday qaraxaas loogu xiray gaarigiisa iyada oo goobta ay gaareen ciidamo ka tirsan kuwa booliiska oo aan ka ag fogeyn goobta uu qaraxu ka dhacay.

Allaha u Naxariistee ganacsade C/llaahi Neero waxa uu ka ganacsan jiray Qudaarta sida ku soo degta Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho sida ay inoo xaqiijiyeen eheladiisa.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories