HomeWararSoomaaliya oo ka qeyb gashey Shir ku saabsan Macdanta oo ka dhacay...

Soomaaliya oo ka qeyb gashey Shir ku saabsan Macdanta oo ka dhacay Swezerland

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

  Shir ay isugu imaadeen in ka badan 80 Wadan oo ay Soomaliya qayb ka tahay ayaa ka furmay Wadan ka Swezerland gaar ahaan Magaalada Geneva. Goobta uu Shirka ka furmay ayaa waxaa ku sugnaa Wasiir Ku Xigeen ka Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta ee DFS Maxamud Cabdiqaadir Hilaal Iyo Safiir ka U fadhiya Soomaaliya Geneva […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Shir ay isugu imaadeen in ka badan 80 Wadan oo ay Soomaliya qayb ka tahay ayaa ka furmay Wadan ka Swezerland gaar ahaan Magaalada Geneva.

- Advertisement -

Goobta uu Shirka ka furmay ayaa waxaa ku sugnaa Wasiir Ku Xigeen ka Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta ee DFS Maxamud Cabdiqaadir Hilaal Iyo Safiir ka U fadhiya Soomaaliya Geneva Ebyan Ladane iyo xubna kale ka qayb galay Shirka.

Sida uu Wakaaladda(SONNA) uu u sheegay Wasiir kuxigeenka,Shirkan inta uu socdo ayaa diiradda lagu saari doono arrimaha Macdanta Caalam ka gaar ahaan In la soo bandhigo Warbixin sanadeed ku aadan Saamaynta dhaqan dhaqaale, deegaan iyo cimila ahaan ku yeelatay shaqada Macdanta Wadamada ay ka hawl galaan shirkadaha ka ganacsado Macdanta iyo In kor loo qaado dowrka kobaca dhaqaale ee uu wadan kasta ku leedahay Macaadanta iyo sida uu uga faa’iidan karo.

In La dhiiri galiyo Shirkadaha ganacsada Macdanta heerar kooda kala duwan gaar ahaan ku yar yar iyo in Dowladaha ay u fududeeyaan imkaaniyaadka ay u baahanyihiin si wax soo saarka Macdanta caalamka kor ugu kaco.

- Advertisement -

Sidoo kale shirkaasi waxaa lagu lafa guray in Dowladaha Macdanta leh ama soo saaro ay Siyaasad cad u sameeyaan wada shaqaynta Shirkadaha Macanta ka shaqaysta iyo Shacabka degan deegaanada ay ka hawlgalaan,si wada jir ahna loo ilaaliyo bad qabka Bay’ada deegaankaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts