HomeWararKulan dhexmaray Wasiiro ka tirsan DFS & Madaxweynaha Puntland oo kusoo dhamaaday...

Kulan dhexmaray Wasiiro ka tirsan DFS & Madaxweynaha Puntland oo kusoo dhamaaday Isfaham la’aan

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa kulan ku yeeshay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliy. Kulanka oo ahaa mid Albaabada u xirnaayeen ayaa waxaa looga hadlay  arrimo kala duwan oo ay uga weyn tahay  arrinta ah sidii loo xalin lahaa Khilaafka u dhexeeya dowladda Federaalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa kulan ku yeeshay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliy.

Kulanka oo ahaa mid Albaabada u xirnaayeen ayaa waxaa looga hadlay  arrimo kala duwan oo ay uga weyn tahay  arrinta ah sidii loo xalin lahaa Khilaafka u dhexeeya dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland.

- Advertisement -

Wasiirada ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo dhammantood ka soo jeeda Puntland ayaa Madaxweyne Saciid Deni ka dalbaday qodobo ah ah inuu ka baaqdo ka qeyb galka Caleemo-saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe,hayeeshee Deni uu ka diiday dowladda dalabkaas.

Sidoo kale Madaxweyne Deni ayaa dowladda ka dlbatay inuu joojiyo taageerada uu siinayo Jubbaland,waxaana la sheegay inuu iyadana arrintaasi diiday,iyadoona kulankii Wasiirada ka socday dowladda iyo Madaxweynaha Puntland uu soo dhammaaday isfaham la’aan.

Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku darayaan in Wasiiradii ka socday dowladda eek a soo jeeda Puntland ee shalay gaaray Magaalada Boosaaso Manata dib ugu soo laaban doonaan Magaalada Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts