HomeWararDowladda Federaalka iyo maamulka Jubbaland oo baaq loo diray

Dowladda Federaalka iyo maamulka Jubbaland oo baaq loo diray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kadib markii xalay Wasaaradda Arrimaha  Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya ay soo saartay qorshaha soo xulista Xubnaha Baarlamaanka iyo Doorashada Jubbaland ayaa waxaa arrintaas ka hadlay Waxgaradka iyo Aqoonyahanada Soomaaliyeed. Waxgaradka iyo Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in wada-hadal lagu dhameeyo Khilaafka u dhexeeya maamulka Jubbaland iyo dowladda Soomaaliya. Sidoo kale Waxgaradka ayaa ka digay saameyn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib markii xalay Wasaaradda Arrimaha  Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya ay soo saartay qorshaha soo xulista Xubnaha Baarlamaanka iyo Doorashada Jubbaland ayaa waxaa arrintaas ka hadlay Waxgaradka iyo Aqoonyahanada Soomaaliyeed.

Waxgaradka iyo Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in wada-hadal lagu dhameeyo Khilaafka u dhexeeya maamulka Jubbaland iyo dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale Waxgaradka ayaa ka digay saameyn ka dhalan karta Qoraalkii ay soo saartay  Wasaaradda Arrimaha  Gudaha oo ay ku sheetay inuu ahaa  habraaca soo xulista xubanaha Baarlamaanka labaad iyo Doorashada Madaxweynaha Jubbaland.

Si kastaba Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa qaadey talaaboyin dhowr ah oo ay ku cadaadineyso maamulka Jubaland, kuwaas oo qaarkood saameyn ku yeeshey shacabka degen Jubooyinka, sidoo kalena dhalisey culeys laga maarmi karey oo bulsho iyo siyaasadeed.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts