HomeWararCali Maxamed Geedi oo Muqdisho uga dhawaaqayo Xisbi Mucaarad ah

Cali Maxamed Geedi oo Muqdisho uga dhawaaqayo Xisbi Mucaarad ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Cali Maxamed Geedi Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah shaaciyay inuu sameeysan doono Xisbi Mucaarad ah oo kamid  noqonaya Asxaabta Siyaasadeed ee dalka ka jira. Cali Maxamed Geedi ayaa waxaa uu sheegay inuu dhawaan Magaalada Muqdisho uga dhawaaqi doono Xisbi Mucaarad ah oo isaga hogaamiye uu ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cali Maxamed Geedi Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah shaaciyay inuu sameeysan doono Xisbi Mucaarad ah oo kamid  noqonaya Asxaabta Siyaasadeed ee dalka ka jira.

Cali Maxamed Geedi ayaa waxaa uu sheegay inuu dhawaan Magaalada Muqdisho uga dhawaaqi doono Xisbi Mucaarad ah oo isaga hogaamiye uu ka yahay,isla markaana loo dhameystiray waxkasto oo Xisbi looga baahnaa.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Geedi oo ka qeyb galay Munaasabad Maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho oo lagu taageeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayuu ka sheegay inuu sameeysan doono Xisbi uuna hogaamin doono.

Ugu dambeyntii Cali Maxamed Geedi ayaa tilmaamay in Xisbiyada siyaasadeed ay sharci yihiin,kuwaasi oo uu xusay in Baarlamaanka Soomaaliya  ansixiyeen dalkana ay ka jiraan Xisbiyo farabadan.

Si kastaba Xisbiga Cali Geedi ayaa waxaa uu kamid noqonayaa Xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jira,isla markaana qaarkood ay aad u dhaliilaan Siyaasadda dowladda Madaxweyne Farmaajo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts