HomeWararNabadoon caan ah oo u geeriyooday dhaawac Kismaayo ay ugu geysteen...

Nabadoon caan ah oo u geeriyooday dhaawac Kismaayo ay ugu geysteen Kooxo Hubaysan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee  maamulka Jubbaland xalay ku geeriyooday Axmed Jaamac Maxamuud Qalyar oo aad looga yiqiinay deeganada maamulka Jubbaland. Axmed Jaamac Maxamuud Qalyar waxa uu u geeriyooday dhaawac kooxo hubaysan ay ugu geysteen gudaha magaalada Kismaayo 13-kii Bishii September ee sanadkaan waxaana lagu dabiibay isbitaalka guud ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee  maamulka Jubbaland xalay ku geeriyooday Axmed Jaamac Maxamuud Qalyar oo aad looga yiqiinay deeganada maamulka Jubbaland.

Axmed Jaamac Maxamuud Qalyar waxa uu u geeriyooday dhaawac kooxo hubaysan ay ugu geysteen gudaha magaalada Kismaayo 13-kii Bishii September ee sanadkaan waxaana lagu dabiibay isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo.

- Advertisement -

Nabadoonka waxa uu aad u dhaliili jiray siyaasadda maamulka Jubbaland gaar ahaana Axmed Madoobe iyada oo markii dambe uu dhaawac ka soo gaaray weerar ay ku qaadeen kooxo hubaysan in kasta oo aysan jirin cid sheegatay masuuliyadda weerarkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts