HomeWararMareykanka iyo Yurub oo qarka u saaran dagaal ganacsi

Mareykanka iyo Yurub oo qarka u saaran dagaal ganacsi

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta sheegay in go’aanka Ururka Ganacsiga Adduunka uu Mareykanka ugu ogolaaday inuu canshuur dheeri ah saaro badeecadaha Midowga Yurub uu yahay “guul wanaagsan.” Ururka WTO ayaa shalay go’aankan u xukmiyey Mareykanka, si uu uga aarguto taageerada Midowga Yurub siiyo shirkadda diyaaradaha sameysa ee Airbus. “Mareykanka waxa uu abaal-marin 7.5 bilyan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta sheegay in go’aanka Ururka Ganacsiga Adduunka uu Mareykanka ugu ogolaaday inuu canshuur dheeri ah saaro badeecadaha Midowga Yurub uu yahay “guul wanaagsan.”

Ururka WTO ayaa shalay go’aankan u xukmiyey Mareykanka, si uu uga aarguto taageerada Midowga Yurub siiyo shirkadda diyaaradaha sameysa ee Airbus.

- Advertisement -

“Mareykanka waxa uu abaal-marin 7.5 bilyan oo dollar ah ka helay Ururka Ganacsiga Adduunka taasi oo ka dhan ah Midowga Yurub oo sanado badan si xun ila dhaqemayey Mareykanka, isaga oo saarayq canshuuro, xannibaado ganacsi iyo ka badan” ayuu Trump ku qoray bartiisa twitter-ka.

Mareykanka ayaa ku dooday in taagerada Midowga Yurub ee shirkadda Airbus ay dhaawaceyso shirkadaha diyaardaaha sameeya ee Mareykanka ee loolanka uu kala dhaxeeyo Airbus.

Midowga Yurub ayaa ka digay in haddii Mareykanka ku dhaqaaqo inuu canshuuro dheeri ah saaro badeecadaha Yurub, in Midowga Yurub “aysan u furnaan doonin wax aan ka ahayn inay sameeyaan tallaabo taas la mid ah.”

- Advertisement -

Dhaqaalyahannada ayaa ka digay in canshuuraha la isugu jawaabayo ay dhaawici karto dhaqaalaha adduunka, oo markii horeba ay waxyeelo kasoo gaartay dagaalka ganacsi ee Shiinaha iyo Mareykanka.

Xigasho BBC-Somali

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts