HomeWararDad ku dhintay Shil ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho

Dad ku dhintay Shil ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Shil sababay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo saakay waaberigii hore ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho. Shilkan ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay deegaanka Carbiska ee ku yaalla duleedka Muqdisho,isla markaana waxaa uu yimid kadib markii ay isku dhaceen gaari nooca Xamuulka qaada  iyo mid yar […]

- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Shil sababay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo saakay waaberigii hore ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho.

Shilkan ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay deegaanka Carbiska ee ku yaalla duleedka Muqdisho,isla markaana waxaa uu yimid kadib markii ay isku dhaceen gaari nooca Xamuulka qaada  iyo mid yar oo kamid ah kuwa raaxada ah.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in gaariga Xamuulka uu ku dul-dhacay gaariga yar,kaasi oo marayay wadada,waxaana xiligaas gaariga saarnaa dad shacab ah,waxaana halkaas ku geeriyooday 8 ruux oo kamid ah  dadkii saarnaa lada gaari.

Sidoo kale shilka ayaa waxaa ku dhaawacmay dad shacab ah oo la socday gaariga weyn,waxaana goobta uu shilka ka dhacay gaaray dad shacab ah oo gurmad u sameeyay dadkii halkaas wax ku noqday,iyadoo dhaawacyada loo qaaday goobaha Caafimaadka.

Wadada isku xirta Magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa dhowr jeer sidaan oo kale uga dhacay Shilal kala duwan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories