HomeWararMareykanka oo War kasoo saaray Duqeyn uu ka fuliyay Jubbada Hoose

Mareykanka oo War kasoo saaray Duqeyn uu ka fuliyay Jubbada Hoose

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Taliska Mareykanka qaarada Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay in duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose uu ku dilay xubno ka tirsan Al-shabaab. War qoraal ah oo ka soo baxay AFRICOM ayaa waxaa lagu sheegay in duqeynta oo dhacday shalay lagu dilay laba dagaalame oo ka tirsan Al-shabaab,kuwaasi oo […]

- Advertisement -

Taliska Mareykanka qaarada Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay in duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose uu ku dilay xubno ka tirsan Al-shabaab.

War qoraal ah oo ka soo baxay AFRICOM ayaa waxaa lagu sheegay in duqeynta oo dhacday shalay lagu dilay laba dagaalame oo ka tirsan Al-shabaab,kuwaasi oo ku sugnaa duleedka Kismaayo.

- Advertisement -

Sidoo kale Warka kasoo baxay AFRICOM ayaa waxaa lagu xusay in duqeyn ay timid kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay weerar ku qaadeen Saldhig Al-shabaab ay ku lahaayeen duleedka Kismaayo.

Ugu dambeyntii Africom ayaa tilmaamtay in duqeyntaas dad rayid ah aysan wax ku noqon.

 

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories