HomeWararAkhriso:-Shan Xisbi siyaasadeed oo War xasaasi ah kasoo saaray Xaaladda Galmudug

Akhriso:-Shan Xisbi siyaasadeed oo War xasaasi ah kasoo saaray Xaaladda Galmudug

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

War-saxaafadeed ka soo baxay qaar kamid ah Xisbiyada siyaasadeed ee dalka jira ayaa waxaa looga hadlay War-murtiyeedkii kasoo baxay shirka dib u heshiisiinta Galmudug. Xisbiyada kala ah Midowga Nabadda & Horumarka “UPD”, Wadajir Party, Ilays, Horusocod Qaran iyo Nabadda ayaa walaac xoogan ka muujiyay War-murtiyeedkii kasoo baxay shirka ee xalay lagu soo xiray Magaalada Dhuusamareeb […]

- Advertisement -

War-saxaafadeed ka soo baxay qaar kamid ah Xisbiyada siyaasadeed ee dalka jira ayaa waxaa looga hadlay War-murtiyeedkii kasoo baxay shirka dib u heshiisiinta Galmudug.

Xisbiyada kala ah Midowga Nabadda & Horumarka “UPD”, Wadajir Party, Ilays, Horusocod Qaran iyo Nabadda ayaa walaac xoogan ka muujiyay War-murtiyeedkii kasoo baxay shirka ee xalay lagu soo xiray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug.

- Advertisement -

Sidoo kale Xisbiyada ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay inay ka waantowdo tallaabooyinka ay ku doneyso inay afduubto Doorashooyinka Galmudug.

Ugu dambeyntii Warka ka soo baxay Xisbiyada  siyaasadeed ee dalka ayaa waxaa Madaxda Galmudug,Bulshada iyo Waxgaradka loogu baaqay inay meel uga soo wada jeestaan waxkasto oo caqabad ku ah Galmudug.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka kasoo baxay Xisbiyada.

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories