HomeWararSawirro:-Wasiir Cawad oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Sawirro:-Wasiir Cawad oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Talaado ah ku qaabilay Muqdisho Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga China ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Qin Jian, iyada oo laga wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga labada dal iyo labada shacab ee saaxiibada ah u dhexeeya. Isagoo tilmaamaya qoto-dheeraanta xiriirka […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Talaado ah ku qaabilay Muqdisho Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga China ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Qin Jian, iyada oo laga wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga labada dal iyo labada shacab ee saaxiibada ah u dhexeeya.

Isagoo tilmaamaya qoto-dheeraanta xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha, waxa uu wasiirku boggaadiyay deeqaha waxbarasho ee Shiinaha uu siiyo ardayda Soomaaliyeed iyo barnaamijyada tababar ee diblomaasiyiinta iyo shaqaallaha rayidka Xukuumadda Federaalka si ay u kobciyaan xirfaddooda, howlgudashadooda iyo u adeegiddooda shacabka, isagoo ku baaqay in iskaashi ballaaran iyo maalgeshi laga sameeyo dhinacyo kala duwan oo horrumarin ah si dalka dib u dhis loogu sameeyo.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories