HomeWararFaah faahin:-Dil ka dhacay Magaalada Muqdisho

Faah faahin:-Dil ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kooxo hubeysan oo Maanta  Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho ku dilay Askari ka tirsanaa Ciidanka dowladda Soomaaliya. Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Muqdisho ayaa u sheegay in dilkan uu ka dhacay bartamaha laamiga,isla markaana waxaa Askarigaas falka u geystay rag dhalinyaro ah oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kooxo hubeysan oo Maanta  Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho ku dilay Askari ka tirsanaa Ciidanka dowladda Soomaaliya.

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Muqdisho ayaa u sheegay in dilkan uu ka dhacay bartamaha laamiga,isla markaana waxaa Askarigaas falka u geystay rag dhalinyaro ah oo watay Bastoolado.

- Advertisement -

Kooxihii ka dambeeyay dilkaas ayaa goobta si deg deg ah uga baxsaday,waxaana durbo halkaas gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda oo xiligas ku sugnaa meel aan sidaas u fogeyn,iyagoona goobta ka qaaday Meydka Askariga.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xiliyada qaar ka dhaca dilal qorsheysan oo geystaaan ragga ku hubeysan Bastooladaha,waxaana Mas’uuliyadooda sheegta Al-shabaab.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts