HomeWararSawirro:-Soomaaliya oo ka qeyb galeysa Shir ka furmay dalka Cumaan

Sawirro:-Soomaaliya oo ka qeyb galeysa Shir ka furmay dalka Cumaan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Muscat ee dalka Cumaan ayaa Maanta waxaa ka furmay Shirka Mena Innovation oo ay qeyb ka yihiin Wasiirada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dalalka Carabta,iyadoo shirkaas ay ka qeyb galeyso dowladda Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka qeyb galaya Shirka Mena Innovation,waxaana qeybtiisa 1-aad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muscat ee dalka Cumaan ayaa Maanta waxaa ka furmay Shirka Mena Innovation oo ay qeyb ka yihiin Wasiirada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dalalka Carabta,iyadoo shirkaas ay ka qeyb galeyso dowladda Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka qeyb galaya Shirka Mena Innovation,waxaana qeybtiisa 1-aad Shirkado Caalami ah ay kusoo bandhigayeen hal-abuurkooda teknoolajiyada lagu horumarinayo Waxbarashada iyo tacliinta sare.

- Advertisement -

Wasiir Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in Teknoolajiyada lasoo bandhigay uu qeyb ka ahaa qaar badan oo Soomaaliya aad daneyneysay in muddo ah qorshihiisa ku ku jirtay.

Dhinaca kale inta Magaalada Muscat ee dalka Cumaan ku sugan yahay Wasiir Cabdullaahi Goodax Barre ayaa waxaa uu kulamo kala la qaadan doonaa Madaxda ka qeyb galeysa shirka Mena Innovation iyo Mas’uuliyiin kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts