HomeWararWasiirka A/Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Dhiggiisa Masar

Wasiirka A/Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Dhiggiisa Masar

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ku sugan Magaalada Qaahira ayaa waxaa uu kulan la qaatay dhigiisa dalka Masar, Saamix Shukri. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashi wadaagga labada dal ee Walaalaha ah si loo adkeeyo qoto dheerida xiriirka Soomaaliya iyo Masar ee dhinacyada […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ku sugan Magaalada Qaahira ayaa waxaa uu kulan la qaatay dhigiisa dalka Masar, Saamix Shukri.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashi wadaagga labada dal ee Walaalaha ah si loo adkeeyo qoto dheerida xiriirka Soomaaliya iyo Masar ee dhinacyada badan leh oo soo taxanaa muddo aad u fog.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad iyo dhigiisa dalka Masar, Saamix Shukri ayaa isla wadaagay dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee ka taagan Mandiqada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories