HomeWararDhageyso:-RW Kheyre oo Amar siiyay Hay’addaha Dowladda iyo kuwa Caalamiga

Dhageyso:-RW Kheyre oo Amar siiyay Hay’addaha Dowladda iyo kuwa Caalamiga

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa xalay waxaa halkaas loogu sameeyay kulan soo dhaweyn ah. Kulankaas ayaa waxaa siwada jir u soo qabanqaabiyay Bulshada ku dhaqan Xudur iyo maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,waxaanaa Ra’iisul Wasaare Kheyre uu Khudbad u jeediyay dadkii ku sugnaa Munaasabadda. Ra’iisul […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa xalay waxaa halkaas loogu sameeyay kulan soo dhaweyn ah.

Kulankaas ayaa waxaa siwada jir u soo qabanqaabiyay Bulshada ku dhaqan Xudur iyo maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,waxaanaa Ra’iisul Wasaare Kheyre uu Khudbad u jeediyay dadkii ku sugnaa Munaasabadda.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in kulan uu la qaatay Odayaasha dhaqanka Xudur ay ugu soo bandhigeen baahiyaha kala duwan ay qabaan,isla markaana u baahan yihiin in loo qabto adeegyo kala duwan oo nolosha Aasaasi u ah.

Intaasi kadib Xasan Cali Kheyre ayaa hey’adaha caalamiga ah ee ka howl gala dalka iyo dowladda Soomaaliya faray in sida ugu dhaqsaha badan si buuxda ay waxkasto u baahan yihiin ugu qabtaan Bulshada kunool Degmada Xudur ee Degmada Bakool.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa tilmaamay in hey’adaha caalamiga ah ee ka howl gala dalka lagula xisaatami doono hadii ay wax u qaban waayan Bulshada Xudur.

- Advertisement -

Si kastaba Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa shalay gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool,iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay.

 

Hoos ka Dhageyso Codk RW Kheyre.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories