HomeWararSawirro:-RW Kheyre oo xariga ka jaray Mashruuc laga hirgeliyay duleedka Baydhabo

Sawirro:-RW Kheyre oo xariga ka jaray Mashruuc laga hirgeliyay duleedka Baydhabo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo weli ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa Maanta si rasmi ah xariga uga jaray Ceel Biyood Cusub oo laga dhigay duleedka Magaalada Baydhabo. Munaasabadda uu Ra’iisul Wasaare Kheyre Xariga uga jaray Ceel Biloodka Cusub ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen,Mas’uuliyiin ka tirsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo weli ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa Maanta si rasmi ah xariga uga jaray Ceel Biyood Cusub oo laga dhigay duleedka Magaalada Baydhabo.

Munaasabadda uu Ra’iisul Wasaare Kheyre Xariga uga jaray Ceel Biloodka Cusub ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen,Mas’uuliyiin ka tirsan maamulkaas iyo qaar kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka.

- Advertisement -

Sidoo kale Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa uu sheegay in Ceel Biyoodka laga Hirgeliyey Duleedka Magaalada Baydhabo ay ka faa’iideysan doonaan Bulshada kunool halkaas.

Dhinaca kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dhagax dhigay Wadada Xariirisa Xaafadaha Berdaale iyo Horseed eek u yaalla Magaalada Baydhabo.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts