HomeWararSawirro:-Dib u dhis lagu bilaabay Wado muhiim ah oo ku taalla Gobolka...

Sawirro:-Dib u dhis lagu bilaabay Wado muhiim ah oo ku taalla Gobolka Sh/Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa dib u dhis ku bilaabay wadada u dhexeeysa Degmada Afgooye iyo deegaanada sabiid, Caanoole oo ka tirsan Gobolkaas,taas oo dhan 10 km. Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa sheegay in maamulka uu wado dadaalo dib loogu dhisaayo wadooyinka iyo buundooyinka Gobolka,kuwaasi oo qaarkood burbursan. “Waxaan wadnaa dadaalo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa dib u dhis ku bilaabay wadada u dhexeeysa Degmada Afgooye iyo deegaanada sabiid, Caanoole oo ka tirsan Gobolkaas,taas oo dhan 10 km.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa sheegay in maamulka uu wado dadaalo dib loogu dhisaayo wadooyinka iyo buundooyinka Gobolka,kuwaasi oo qaarkood burbursan.

- Advertisement -

“Waxaan wadnaa dadaalo dib loogu dhisaayo wadooyinka iyo buundooyinka gobolka shabeelaha hoose si ay u fudadaato isku socodka dadka iyo ganacsiga Gobolka Shabeelaha hoose”ayuu yiri Ibraahim Aadan Najax.

Sidoo kale Guddoomiye Najax ayaa shacabka uga maghadceliyay taageerada joogtada ah ay siinayaan Maamulka Gobolka iyo Ciidamada Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ugu dambeyntii Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa tilmaamay in Mashruuca lagu dhisayo wadada u dhexeeysa Degmada Afgooye iyo deegaanada sabiid, Caanoole ay qeyb ka tahay qorshada dib looga xoreynayo Al-shabaab deegaano ka tirsan Gobolkaas.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts