HomeWararRa’iisul Wasaare Kheyre oo ku wajahan Gobolka Bakool

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ku wajahan Gobolka Bakool

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa Maanta waxaaa lagu wadaa inuu gaaro Degmada Xudur ee Gobolka Bakool. Socdaalka uu Ra’iisul Wasaare Kheyre ku tegayo Degmada Xudur ayaa waxaa ku wehlinaya Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa Maanta waxaaa lagu wadaa inuu gaaro Degmada Xudur ee Gobolka Bakool.

Socdaalka uu Ra’iisul Wasaare Kheyre ku tegayo Degmada Xudur ayaa waxaa ku wehlinaya Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka iyo Mas’uuliyiin kale.

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Degmada Xudur ayaa waxaa ay sheegayaan in saakay halkaas ay socoto qabanqaabo lagu soo dhaweynayo Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdiga la socda oo saacadaha soo socoda halkaas tegi doono.

Markii uu gaaro halkaas Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa goob fargaaro ah uu kala hadli doonaa Shacabka kunool Xudur,isla markaana waxaa uu kala hadli doona arrimo kala duwan.

Ammaanka guud ee Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa Maanta siweyn loo adkeeyay,waxaana Wadooyinka ku yaalla halkaas lagu arkayaa Ciidamo ka tirsan dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed oo howlgal baaritaano ah ka wada,isla markaana xiray qaar kamid ah Wadooyinka muhiim ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts