HomeWararSafiirka Soomaaliya ee India oo ka qeyb gashay Shir ka dhacay dalkaas

Safiirka Soomaaliya ee India oo ka qeyb gashay Shir ka dhacay dalkaas

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Shirka 14 ee Qaramada Midoobay ee xaalufinta deegaanka baaba’a dhulka abaaraha iyo isbadalka cimilada ayaa ka furmay dalka India, waxaana daah-furka shirka ka qayb galay Ra’iisulwasraha dalka India Mr Narendra Modi. shirkaan ayaa waxaa sanadkaan Somali uga qaybgalay safiirka Soomaaliya ee India Marwo Faaduma Cabdullaahi Maxamuud iyo Agasimaha Guud ee Agaasinka Deegaanka Iyo Isbedelka Cimilada […]

- Advertisement -

Shirka 14 ee Qaramada Midoobay ee xaalufinta deegaanka baaba’a dhulka abaaraha iyo isbadalka cimilada ayaa ka furmay dalka India, waxaana daah-furka shirka ka qayb galay Ra’iisulwasraha dalka India Mr Narendra Modi.

shirkaan ayaa waxaa sanadkaan Somali uga qaybgalay safiirka Soomaaliya ee India Marwo Faaduma Cabdullaahi Maxamuud iyo Agasimaha Guud ee Agaasinka Deegaanka Iyo Isbedelka Cimilada ee Xafiifka Ra’iisul wasaaraha Somalia Axmed Yusuf Axmed, sidoo kale waxa shirka goobjoog ka ahaa la-taliyaha sare ee dhinaca siyaasada Madaxweynaha JFS Mudane Cali Dauud.

- Advertisement -

Shirka ayaa waxa isugu yimid In kabadan 196 dal, 100 wakiilo oo kala duwan ah iyo hay’adaha daneeya Arrimaha deegaanka, sidoo kale shirkaan waxaa dhinac socday shirar kala gooni gooni ah, kuwaasi oo inta badan diirada lagu saarayay deegaanka, cimilada iyo dhulka ay baaruhu sameynayaan.

Inta badan Masuuliyiinta hadalada ka jediyay Shirkaan ayaa waxa ay aad uga waramayeen cimilada hawada wasaqaysan iyo siddi xal lagu heli lahaa.

Dhanka Dawladda Soomaaliya oo ay u hadashay Danjire Faaduma Cabdullaahi Maxamuud ayaa sheegtay in Wasaqowga Hawada loo baahan yahay in hoos loo dhigo, si loo abuuro fursad lugula Soo baxo Kheyraadka, loona kordhiyo Awoodda Tamarta .

- Advertisement -

Shir waynaha Qaramada midoobay ee xaalufinta deegaanka iyo hoos udhigida abaaraha sameeya dhulka ayaa waxa uu socon doona ilaa 13ka September, iyaddoo lagu gorfeyn doono Arrimaha deegaanka iyo isbadalka cimilada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories