HomeMaqalDhageyso:-Wasiir Maareeye oo Digniin u diray Warbaahinta gaarka loo leeyahay

Dhageyso:-Wasiir Maareeye oo Digniin u diray Warbaahinta gaarka loo leeyahay

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Xubno ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa maanta kormeer ku tegay Garoonka  cayaaraha ee Muqdisho oo dhisma uu ka socdo. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Feraalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheeay in kormeer howleed ay ku tegeen garoonka caayaraha ee Muqdisho […]

- Advertisement -

Xubno ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa maanta kormeer ku tegay Garoonka  cayaaraha ee Muqdisho oo dhisma uu ka socdo.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Feraalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheeay in kormeer howleed ay ku tegeen garoonka caayaraha ee Muqdisho halkaasi oo ay ka socoto howlo dib u dhis ah, uuna rajaynayo in goor dhaw la soo gabo gabeyn doono.

- Advertisement -

“Howsha Stadium Muqdisho wey socotaa, cid joojin karta ma leh, Mashruucyada aan anaku wadno, dowladdu Waddo wax saameyn ah kuma lahan Shabaab iyo Argagixisadu mana joojin karaan”. ayuu yiri Wasiir Maareeye.

Wasiirka Warfaafinta ayaa uga digay hay’adaha sida gaarka ah loo leeyahay iyo shacabka Soomaaliyeed inay warar aan jirin u sameeyan Al-shabaab, isagoo intaa ku daray inay sameyn doonaan baaritaan ku aadan haddii shirkadda dhismaha hakad gelisay iyo Warbaahinadii baahiyay in ay joogsatay shaqadii dib u dhiska garoonka cayaaraha ee Muqdisho.

Hoos ka Dhageyso Codka Wasiir Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories