HomeWararAkhriso:-Wasiir Goodax Barre oo Magacaabay Guddi Cusub

Akhriso:-Wasiir Goodax Barre oo Magacaabay Guddi Cusub

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Waregto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa waxaa lagu magacaabay Guddiga KMG ah ee Tacliinta Sare ee dalka. Guddiga Cusub ee KMG ah ee uu Magacaabay Wasiir Goodax Barre ayaa ka kooban 5 xubnood,waxaana uu leeyahay Guddoomiye iyo Xoghaye. Sababta keentay in Guddiga la […]

- Advertisement -

Waregto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa waxaa lagu magacaabay Guddiga KMG ah ee Tacliinta Sare ee dalka.

Guddiga Cusub ee KMG ah ee uu Magacaabay Wasiir Goodax Barre ayaa ka kooban 5 xubnood,waxaana uu leeyahay Guddoomiye iyo Xoghaye.

- Advertisement -

Sababta keentay in Guddiga la magacabo ayaa Wareegtada lagu xusay inay tahay si loo kobciyo tayada Waxbarashada dalka, loona helo Arday la tartami karta kuwa Caalamka.

Hoos ka Akhriso Guddiga uu magaacabay Wasiir Cabdullaahi Goodax Barre.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories