HomeWararXeer Ilaaliyaha Qaranka “Kenya waxa ay qarka u saarantahay in ay ka...

Xeer Ilaaliyaha Qaranka “Kenya waxa ay qarka u saarantahay in ay ka laabato Dacwadda Badda”

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Xeer Ilaaliyaha guud ee qaraxnka Axmed Cali Daahir ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Kenya ay qarka u saarantahay in ay dib uga laabato dacwadda badda ee sheegashada Biyaha Somalia. Xeer Ilaaliyaha ayaa tilmaamay in Kenya ay sameysay wax kasta oo ay ku baajin kartay dhageysiga la xiriira muranka Badda ee sheegashada qeyb ka mid […]

- Advertisement -

Xeer Ilaaliyaha guud ee qaraxnka Axmed Cali Daahir ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Kenya ay qarka u saarantahay in ay dib uga laabato dacwadda badda ee sheegashada Biyaha Somalia.

Xeer Ilaaliyaha ayaa tilmaamay in Kenya ay sameysay wax kasta oo ay ku baajin kartay dhageysiga la xiriira muranka Badda ee sheegashada qeyb ka mid ah biyaheenna waxaase uu sheegay in ay ku hungoowdaty.

- Advertisement -

Dowladda Kenya ayaa aad uga caga jiidayso maxkamadda cadaaladda ee ICJ in ay dhageysato kiiska iyada oo isku dayaysa in ay dib loo dhigo si ay u bedelato qareenada difaacaya oo kalsooni badan aysan ku qabin .

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories