HomeWararSawirro:-Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo Caawa furmay

Sawirro:-Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo Caawa furmay

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Caawa waxaa si rasmi ah uga furmay shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug. Hoolka uu Shirko ka socda ayaa waxaa ku sugan dhammaan Ergooyinka kala duwan eek a qeyb galeysa Shirka iyo iyo Mas’uuliyiin badan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya […]

- Advertisement -

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Caawa waxaa si rasmi ah uga furmay shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug.

Hoolka uu Shirko ka socda ayaa waxaa ku sugan dhammaan Ergooyinka kala duwan eek a qeyb galeysa Shirka iyo iyo Mas’uuliyiin badan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,Wasiirka Arrimaha gudaha Cabdi Maxamed Sabriye iyo Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa ku sugan goobta uu ka socdo shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug,kaasi loogu gogol xaarayo dhismaha Galmdugu loo dhanyahay.

Ammaanka guud ee Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Caawa siweyn loo adkeeyay,waxaana sugida amniga iska kaashanaya Ciidanka dowladda ee loo yaqaano harmacad iyo kuwa AMISOM oo dhawaan halkaas la geeyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories