HomeWararXisbigii ugu horeeyay oo ka hadlay Guusha Xulka Somalia ka gaaray Zimbabwe

Xisbigii ugu horeeyay oo ka hadlay Guusha Xulka Somalia ka gaaray Zimbabwe

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka ee Guddoomiyaha uu ka yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray cayaartooyda iyo macalimiinta xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo Caawa taariikh ka dhigay isreeb-reebka koobka aduunka 2022,kadib markii ay afka ciida ugu dareen xulka Zimbabwe. “Geesiyaasha The Ocean Stars waxay muujiyeen in ay Soomaaliya […]

- Advertisement -

Xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka ee Guddoomiyaha uu ka yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray cayaartooyda iyo macalimiinta xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo Caawa taariikh ka dhigay isreeb-reebka koobka aduunka 2022,kadib markii ay afka ciida ugu dareen xulka Zimbabwe.

“Geesiyaasha The Ocean Stars waxay muujiyeen in ay Soomaaliya weli nooshahay, ayna awood u leedahay in ay Kubadda Cagta ku garaacdo xulal cayaaraha Africa looga baqo”ayuu lagu yiri War ka soo baxay Xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka.

- Advertisement -

Sidoo kale Warka ka soo baxay Xisbiga UPD ayaa waxaa lagu sheegay inay garab taagan yihiin xulka qaranka dalka Soomaaliya,isla markaana mar kale guul uga rajeyneyn Qaranka in ay ka helaan xulka Zimbabwe oo is aragga labaad ay Axada leeyihiin.

Xulka Qaranka kubada Cagta ee dalka Soomaaliya ayaa 1 iyo 0 kaga Adkaaday Xulka Qaranka Zimbabwe Ciyaar ka tirsaneyd isreeb reebka Koobka Aduunka ee 2022 lagu qaban doono Wadanka Qadar

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories