HomeWararNISA oo sheegtay in ay Muqdisho ku qabatay xubin ka tirsan Al-shabaab

NISA oo sheegtay in ay Muqdisho ku qabatay xubin ka tirsan Al-shabaab

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Hay’adda Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa maanta shaacisay in la qabtay nin ka qaybqaatay dilkii Maxamed Amiin Sheekh oo horey uga tirsanaa maamulka Gobolka Banaadir. NISA ayaa sheegtay in ninkaasi laga qabtay degmada Yaaqshid ee Muqdishu xalay kadib hawlgal la sameeyey. NISA waxay sidoo kale soo bandhigtay cajalad muujinaysa qalab ay ka mid yihiin […]

- Advertisement -

Hay’adda Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa maanta shaacisay in la qabtay nin ka qaybqaatay dilkii Maxamed Amiin Sheekh oo horey uga tirsanaa maamulka Gobolka Banaadir.

NISA ayaa sheegtay in ninkaasi laga qabtay degmada Yaaqshid ee Muqdishu xalay kadib hawlgal la sameeyey.

- Advertisement -

NISA waxay sidoo kale soo bandhigtay cajalad muujinaysa qalab ay ka mid yihiin telefoonno, batariyaal, fiilooyin iyo agab kale oo ay muuqato in loo adeegsado qaraxyada.

Ninkaas ayaan hay’addu sheegin magaciisa. Hawlgalkan ayaa xalay ka dhacay xaafadda Carafaat ee Yaaqshid.

Ururka Al-Shabab ayaa sheegtay mas’uuliuyadda qarax lagu dilay maalintii Axadda Maxamed Amiin Sheekh oo agaasime ka ahaan jiray Gobolka Banaadir

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories