HomeWararMadaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Khasaaraha ka dhashay Roobkii ka Da'ay Hargeysa

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Khasaaraha ka dhashay Roobkii ka Da’ay Hargeysa

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweyna Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan wasiirka arrimaha gudaha, gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka Gobolka maroodi-jeex, maayarka caasimada Somaliland ee Hargeysa, Taliyeyaasha Ciidamada, Booliska, Dab-damiska, ilaalada madaxtooyada iyo Xubno ka mida golaha wasiirada ayaa kormeer ku soo maray khasaaraha uu geystay caawa roob laxaadleh oo ka da’ay galabta Magaalada Hageysa iyo Nawaaxigeeda. […]

- Advertisement -

Madaxweyna Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan wasiirka arrimaha gudaha, gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka Gobolka maroodi-jeex, maayarka caasimada Somaliland ee Hargeysa, Taliyeyaasha Ciidamada, Booliska, Dab-damiska, ilaalada madaxtooyada iyo Xubno ka mida golaha wasiirada ayaa kormeer ku soo maray khasaaraha uu geystay caawa roob laxaadleh oo ka da’ay galabta Magaalada Hageysa iyo Nawaaxigeeda.

Waxaana Madaxweynaha warbixin ka siiyey khasaaraha roobku geystay masuuliyiintii ku hawlanaa gurmadka iyo samato-bixinta dadkii uu waxyeeleeyey roobku, waxaanu madaxweynuhu kormeer ku tegay cusbitaalka guud ee Hargeysa.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu shacabka Somaliland si toosa ugala hadlay television-ka ku hadla Afrka Somaliland, waxaanu madaxweynuhu xusay in 18 qof ku dhaawacmeen, saddex ruuxna ku geeriyoodeen, iyadoo uu khasaare la xaadlehna uu geystay roobkaasi, welina lagu jiro gurmadka iyo baadi goobka waxyeelada roobkaasi keenay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories