HomeWararXiisad dagaal oo ka taagan deegaan ka tirsan Gobolka Galgaduud

Xiisad dagaal oo ka taagan deegaan ka tirsan Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya deegaano duleedka ka ah Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ay sheegayaan in saakay halkaas ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhexeeya laba Maleeshiyo beeleed oo wada dega halkaas. Xiisadan ayaa timid kadib markii gelinkii dambe ee shalay dagaal Culus uu labada Maleeshiyo beeleed ku dhexmaray deegaan lagu magacaabo Labadule oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya deegaano duleedka ka ah Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ay sheegayaan in saakay halkaas ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhexeeya laba Maleeshiyo beeleed oo wada dega halkaas.

Xiisadan ayaa timid kadib markii gelinkii dambe ee shalay dagaal Culus uu labada Maleeshiyo beeleed ku dhexmaray deegaan lagu magacaabo Labadule oo Dhuusamareeb qiyaas ahaan u jira 23-KM,waxaana ay isku adeegsadeen hubka kala duwan.

- Advertisement -

Dagaalkaas ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac,waxaana halkaas ku geeriyootay lix ruux oo la tilmaamay inay yihiin dad ka tirsan Maleeshiyaadka dagaalamay,halka tiro kalena dhaawac uu soo gaaray.

Deegaanka Labadule ee ku yaalla Magaalaa Dhuusamareeb ayaa saakay waxaa lagu soo waramayaa in ay ka taagan tahay xiisad Colaadeed oo u dhexeeyay dhinacyadii dirirtu dhexmartay,waxaana dadka deegaanka ay sheegeen inay  dareemayaan Cabsi.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts