HomeMaqalDhageyso:-Saraakiisha Ahlusunna oo fariin u diray dowladda Federaalka

Dhageyso:-Saraakiisha Ahlusunna oo fariin u diray dowladda Federaalka

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Saraakiisha Ciidanka Ahlusunna Waljameeca ee dhawaan lagu qarameeyay Magaalada Dhuusamareeb,isla markaana lagu biiriyay Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in hoos tagaan hogaanka Ahlusuna. Qaar kamid ah Saraakiisha Ciidanka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowladda Federaalka looga baahan  inay fuliso heshiiskii ay la geshay Ahlusunna ayna waxkasto ay u baahan yihiin  u soo marsiiyaan […]

- Advertisement -

Saraakiisha Ciidanka Ahlusunna Waljameeca ee dhawaan lagu qarameeyay Magaalada Dhuusamareeb,isla markaana lagu biiriyay Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in hoos tagaan hogaanka Ahlusuna.

Qaar kamid ah Saraakiisha Ciidanka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowladda Federaalka looga baahan  inay fuliso heshiiskii ay la geshay Ahlusunna ayna waxkasto ay u baahan yihiin  u soo marsiiyaan hogaankooda.

- Advertisement -

Sidoo kale Saraakiisha Ahlusunna ayaa tilmaamay in heshiiska dowladda iyo Ahlusunna loo wajaho sidii loogu tala galay,isla markaana laga daayo gacan bidixeyn ay sheegeen in lagu haayo,iyagoo dowladda uga digay inay ka baxdo arrimhaas.

Dowladda federaalka ayay sheegeen inay tahay dowladooda ayna diyaar u ahaayeen inay la shaqeyaan,hayeeshee aysan suuragal aheyn inay iska hor keento iyaga iyo Madax sare ee Ahlusunna.

Si kastaba hadalka qaar kamid ah Saraakiisha Ciidanka Ahlusunna Waljameeca kasoo yeeray ayaa waxaa uu  kusoo beegmayaa,iyadoo dhawaan Ciidankii Ahlusunna lagu biiriyay Ciidamada dowladda,isla markaana qarameeyay.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Saraakiisha Ciidanka Ahlusunna.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories