HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Musharaxiintii uu ka guuleystay

Sawirro:-Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Musharaxiintii uu ka guuleystay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Musharaxiintii ka qaybgalay Doorashada Madaxtinimada Jubbaland 22 Bishan Ogoosto. Madaxweynaha ayaa musharaxiinta ka dhagaystay aragtidooda iyo wixii fikir ah oo ay ku biirinayaan Geedi socodka Jubbaland ee dhamaan dhinacyada ay khibradaha u leeyahiin. Musharaxiinta ayaa Madaxweynaha uga mahad celiyay marti qaadka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Musharaxiintii ka qaybgalay Doorashada Madaxtinimada Jubbaland 22 Bishan Ogoosto.

Madaxweynaha ayaa musharaxiinta ka dhagaystay aragtidooda iyo wixii fikir ah oo ay ku biirinayaan Geedi socodka Jubbaland ee dhamaan dhinacyada ay khibradaha u leeyahiin.

- Advertisement -

Musharaxiinta ayaa Madaxweynaha uga mahad celiyay marti qaadka uu ugu sameeyay Xarunta Madaxtooyada iyagoo sheegay in ay la shaqayn doonan Dowlada Cusub ee uu hogaamin doono Madaxweynaha dib loo doortay Mudane Axmed Maxamed Islaam waxaana shacabka ree Jubbaland meel walba oo ay joogaan ay ugu baaqeen in Dowlada Cusub ee Madaxweynahu soo dhisi doono ay garab istaagan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories