HomeWararWararkii ugu dambeeyay Dagaalkii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wararkii ugu dambeeyay Dagaalkii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal Maanta Ciidamo ka tirsan Booliska Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir iyo Maleeshiyaad hubeysan ku dhexmaray Xaafad ka tirsan degmadaas. Dagaalkan ayaa waxaa la sheegay inuu salka  ku haayay muran dhul ku yaalla Xaafada Saban Saban oo ka tirsan Degmada Deyniile,waxaana ka dhashay Khasaaro soo kala gaaray labada […]

- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal Maanta Ciidamo ka tirsan Booliska Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir iyo Maleeshiyaad hubeysan ku dhexmaray Xaafad ka tirsan degmadaas.

Dagaalkan ayaa waxaa la sheegay inuu salka  ku haayay muran dhul ku yaalla Xaafada Saban Saban oo ka tirsan Degmada Deyniile,waxaana ka dhashay Khasaaro soo kala gaaray labada dhinac.

- Advertisement -

Dad ku sugan Deyniile oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa u sheegay in Ciidanka Booliska iyo Maleeshiyaadka ay isdhaafsadeen rasaas xoogan,wallow markii dambe ay istaagtay.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in dagaalkaas dhaawac uu  kasoo gaaray Xoghayaha degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir  Mahad Shilaawe,waxaana dhaawaciisa la tilmaamay inuu yahay mid fudud.

Ilaa iyo hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka ee Deyniile ee Gobolka Banaadir oo ay uga hadlayaan dagaalkii Maanta ka dhacay Xaafada Saban Saban,kaasi oo salka ku haayay muran dhul ku yaalla halkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories