HomeWararSawirro:-Qoyska Marxuum Eng. Yariisow oo lagu soo dhaweeyay Xarunta G/Banaadir

Sawirro:-Qoyska Marxuum Eng. Yariisow oo lagu soo dhaweeyay Xarunta G/Banaadir

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Sii-hayaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir mudane Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahim Dheere) ayaa Maanta Xarunta dowladda Hoose kusoo dhaweeyay Qoyska Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Allaha u naxariistee Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng.Yariisow. Guddoomiye Ibraahim Dheere ayaa sheegay in Qoyska Marxuum Eng.Yariisow uu soo kala tusay qaybaha kala duwan ee xafiisyada Aqalka […]

- Advertisement -

Sii-hayaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir mudane Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahim Dheere) ayaa Maanta Xarunta dowladda Hoose kusoo dhaweeyay Qoyska Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Allaha u naxariistee Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng.Yariisow.

Guddoomiye Ibraahim Dheere ayaa sheegay in Qoyska Marxuum Eng.Yariisow uu soo kala tusay qaybaha kala duwan ee xafiisyada Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar iyo howlaha socda oo maamulku dar-darta ku wado.

- Advertisement -

“Waxaan maanta xarunta Dowladda Hoose kusoo dhaweeyey qoyska Allaha u naxariistee Duqii hore ee Muqdisho ahaana Guddoomiyaha gobolka Banaadir Shahiid Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow). Waxaan soo kala tusay qaybaha kala duwan ee xafiisyada Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar iyo howlaha socda oo maamulku dar-dar ku wado”ayuu yiri Guddoomiye Mahad Alle.

Sii-hayaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir ayaa ballan qaaday inuu sii wadi doono dedaalkii, dhabar adaygii, shaqadii geesinimada lahayd iyo wadaninimadii uu ku sifoobey Eng.Yariisow, ayana noqon doonto mid mar waliba xusuus ku sii ahaan doonta qalbiyadeena.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories