HomeWararSawirro:-Axmed Madoobe oo kulan la qaatay Xildhibaanada Cusub ee Jubbaland

Sawirro:-Axmed Madoobe oo kulan la qaatay Xildhibaanada Cusub ee Jubbaland

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa xalay casho sharaf u sameeyay Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Jubbaland. Kulanka Cashada ahaa ayaa waxaa ku sugnaa Guddoonka labaad ee Baarlamaanka Jubbaland iyo inta badan Xildhibaanada ee dhawaan lagu doortay Magaalada Kismaayo. Axmed Madoobe ayaa Xildhibaanada iyo Guddoonka Baarlamaanka kala hadlay sidii ay  u dhici […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa xalay casho sharaf u sameeyay Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Jubbaland.

Kulanka Cashada ahaa ayaa waxaa ku sugnaa Guddoonka labaad ee Baarlamaanka Jubbaland iyo inta badan Xildhibaanada ee dhawaan lagu doortay Magaalada Kismaayo.

- Advertisement -

Axmed Madoobe ayaa Xildhibaanada iyo Guddoonka Baarlamaanka kala hadlay sidii ay  u dhici laheyn Doorashada Madaxweynaha Jubbaland,isla markaana waxaa uu kula dardaarmay inay si hufan Xildhibaanada u gutaan Waajibaadkooda shaqo.

Sidoo kale Axmed Madoobe ayaa Markii Saddexaad doonaya inuu noqdo Madaxweynaha Jubbaland,waxaana Doorashada lagu wadaa inay dhacdo 22-ka Bishan oo ku beegan maalinta Berri ah.

Ammaanka Magaalada Kismaayo ayaa siweyn loo adkeeyay,waxaan Magaalada laga xiray Cirka,dhulka iyo Badda,iyadoona heegan la geliyay Ciidamada maamulka Jubbaland.

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories