HomeMaqalDhageyso:-Hirshabeelle oo hadashay Cabsi laga qabo inuu Fataho Webiga Shabeelle

Dhageyso:-Hirshabeelle oo hadashay Cabsi laga qabo inuu Fataho Webiga Shabeelle

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa lagu mamnuucay in doomaha lagu dhexmaro Webiga Shabeelle ee mara qeybo kamid ah Gobolka Shabeellaha Dhexe. Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle ayaa sheegtay in laga cabsi qabto inuu fatahaad sameeyo Webiga Shabeelle,waxaana Wasaaraddu xustay inay saameyn Webiga ku yeelan karto doomaha lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa lagu mamnuucay in doomaha lagu dhexmaro Webiga Shabeelle ee mara qeybo kamid ah Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle ayaa sheegtay in laga cabsi qabto inuu fatahaad sameeyo Webiga Shabeelle,waxaana Wasaaraddu xustay inay saameyn Webiga ku yeelan karto doomaha lagu dhexmaro.

- Advertisement -

Wasiir ku-xigeeka Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle Xildhibaan Maxamed Bashiir Daqare oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Jowhar ayaa waxaa uu sheegay in xiligan laga Cabsi qabo fatahaada Webiga Shabeelle.

Sidoo kale Wasiir ku-xigeeka  ayaa digniin u diray dadka furaya Meelaha Caratuurka ah ee loo sameeyay inuu Webiga maro,waxaana uu tilmaamay in dadkaas laga qaado tallaabo adeg.

Isaga oo sii hadlaayay Xildhibaan Maxamed Bashiir Daqare ayuu baaq u diray dhammaan dadka Madaxda ka ah Kanaalada inay iska soo diiwaangeliyaan Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Xildhibaan Maxamed Bashiir Daqare.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts