HomeWararCiidamada dowladda oo howlgal ka wada deegaano ka tirsan Gobolka Sh/...

Ciidamada dowladda oo howlgal ka wada deegaano ka tirsan Gobolka Sh/ hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamada dowladda ayaa howlgallo waxa ay ka wadaan deegaano ka tirsan gobolka Shabellaha hoose gaar ahaana deegaano hoos tags degmada Awodheegle iyo Bariire oo dhowaan laga saaray Al-shabaab. Sida ay sheegen saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxa ayaa Howlgal Qorsheysan oo ay ku qaadeen deegaanka Shaam ee dhaca galbeedka inta u dhaxeysa Bariire iyo Awdheegle […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dowladda ayaa howlgallo waxa ay ka wadaan deegaano ka tirsan gobolka Shabellaha hoose gaar ahaana deegaano hoos tags degmada Awodheegle iyo Bariire oo dhowaan laga saaray Al-shabaab.

Sida ay sheegen saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxa ayaa Howlgal Qorsheysan oo ay ku qaadeen deegaanka Shaam ee dhaca galbeedka inta u dhaxeysa Bariire iyo Awdheegle iyaga oo sheegay in khasaaro uu ku gaaray Alshabaabkii ku sugnaa deegaanadaas.

- Advertisement -

Muddooyinkii dambe ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgallo wax ay ka wadeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose waxaana howlgaladii ugu dambeeyay ay kula wareegeen degmada Awdheegle iyo tuulooyin hoostaga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts