HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan ciidda waxa uu u diray dhamaan Shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynuhu waxaa uu eebe uga baryay Muslimiinta taagan Banka Carrafo in rabbi ka aqbalo ruknigaas islaamiga ah waxaana shacabka uu sheegay in uu la wadaagayo farxadda maalmaha ciidul-adxa. Dhinaca kale waxa uu soo hadal qaaday howlgalada ciidamada dowladdu […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan ciidda waxa uu u diray dhamaan Shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynuhu waxaa uu eebe uga baryay Muslimiinta taagan Banka Carrafo in rabbi ka aqbalo ruknigaas islaamiga ah waxaana shacabka uu sheegay in uu la wadaagayo farxadda maalmaha ciidul-adxa.

- Advertisement -

Dhinaca kale waxa uu soo hadal qaaday howlgalada ciidamada dowladdu ay ka wadaan gobolada dalka gaar ahaana gobolka Sh/hoose oo deegaano muhiim ah ay ciidamadu kala wareegeen Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories