HomeWararMadaxii Ammaanka iyo Badbaadada Garoonka Aadan Cadde oo maanta lagu aasay Muqdisho

Madaxii Ammaanka iyo Badbaadada Garoonka Aadan Cadde oo maanta lagu aasay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Allaha u naxariistee waxaa Qubuuraha Iskuul Buluusii ee Magaalada Muqdisho maanta lagu aasay Duuliye sare Cusmaan Aadan Ibraahim oo loo aqoon ogaa Kabtan Buraale kana mid ahaa Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed sidoo kalana ahaa Madaxa ammaanka iyo Badbaadada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Masuuliyiin ka tirsan wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada xubno ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Allaha u naxariistee waxaa Qubuuraha Iskuul Buluusii ee Magaalada Muqdisho maanta lagu aasay Duuliye sare Cusmaan Aadan Ibraahim oo loo aqoon ogaa Kabtan Buraale kana mid ahaa Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed sidoo kalana ahaa Madaxa ammaanka iyo Badbaadada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Masuuliyiin ka tirsan wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada xubno ka mid ah ehelkiisa iyo shaqaalaha garoonka ayaa ka qeybgalay aaska waxaana halkaas ka hadlay Wasiirka duulista oo marxuumka ku tilmaamay shaqsi waaya arag ah oo howl adag ka soo qabtay garoonka.

- Advertisement -

Wasiirka Duulista hawada Xukuumadda fedraalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar ayaa sheegay in ay soo wada qabteen shaqo adag isla markaana uu kala shaqeyay sidii loo hormarin lahaa garoonka iyo bad qabka diyaaradaha ku soo dego.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts