HomeCaalamkaDad ku geeriyooday qarax ka dhacay Afganistan

Dad ku geeriyooday qarax ka dhacay Afganistan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ugu yaraan 2 qof ayaa ku geeriyootay, 7 kalena wey ku dhaawacmeen qarax lala beegsaday gaari oo galabta ka dhacay caasimadda dalkaasi ee Kabul. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi, Nasraat Raxiimi ayaa sheegay  in qaraxaasi oo ka dhacay Deegaanka Khayr Khaana lala beegsaday Gaari ay leeyihiin Ciiddanka La-dagaalanka Mukhaadaraadka. 2 qof ayaa la sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 2 qof ayaa ku geeriyootay, 7 kalena wey ku dhaawacmeen qarax lala beegsaday gaari oo galabta ka dhacay caasimadda dalkaasi ee Kabul.

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi, Nasraat Raxiimi ayaa sheegay  in qaraxaasi oo ka dhacay Deegaanka Khayr Khaana lala beegsaday Gaari ay leeyihiin Ciiddanka La-dagaalanka Mukhaadaraadka.

- Advertisement -

2 qof ayaa la sheegay inay isla goobta ku geeriyootay, halka 7-kalena ku dhaawacmeen, mana jirto koox sheegatay mas’uuliyada Qaraxaasi.

Dhinaca kale, ugu yaraan 4 qarax ayaa waxay ruxeen magaalladda Kabul 10-kii maalmood ee la soo dhaafay, iyadoo ay 30-qof ku geeriyootay, tiro kalena ku dhaawacmeen

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts