HomeCaalamkaDiyaarado dagaal oo Saakay Duqeeyay Kulliyad Milliteri

Diyaarado dagaal oo Saakay Duqeeyay Kulliyad Milliteri

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Diyaaradaha Dagaalka ee Hoggaamiyaha Dagaalka ee Liibiya, Marshal Khalifa Xaftar waxay Waaberigii hore ee saakayto duqeeyeen Kulliyadda Ciiddanka Cirka oo ku taalla magaalladda Misraata oo ku taalla Galbeedka caasimadda dalkaasi ee Tripoli. Ilo Milliteri oo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa xaqiijiyey inay dhacday Duqeyntaasi, iyadoo ay dadka Deegaanka sheegeen inay qaraxyo waa weyn laga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaaradaha Dagaalka ee Hoggaamiyaha Dagaalka ee Liibiya, Marshal Khalifa Xaftar waxay Waaberigii hore ee saakayto duqeeyeen Kulliyadda Ciiddanka Cirka oo ku taalla magaalladda Misraata oo ku taalla Galbeedka caasimadda dalkaasi ee Tripoli.

Ilo Milliteri oo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa xaqiijiyey inay dhacday Duqeyntaasi, iyadoo ay dadka Deegaanka sheegeen inay qaraxyo waa weyn laga maqlay guud ahaan magaalladda Misraata.

- Advertisement -

Shalay ayey ahayd, markii ay Diyaarad Daroonis oo ay Ciiddanka Khaliifa Xaftar leeyihiin duqeeyeen Xaflad Aroos oo ka socotay magaalladda Murzuq ee Koonfurta dalkaasi, laguna dilay ugu yaraan 43-qof.

Waddanka Liibiya waxaa ku hardamaya Ciiddanka Dowladda ay QM taageerto oo ku xooggan Galbeedka dalkaasi oo ay ku jirto Caasimadda Tripoli, halka Ciiddanka u daacadda ah Khalifa Xaftar ku xooggan yihiin Bariga dalkaasi oo ay ku jirto magaalladda Tobruk.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts