HomeCaalamkaMuwaadin haysta dhalashadda Jarmalka oo lagu xiray Turkiga

Muwaadin haysta dhalashadda Jarmalka oo lagu xiray Turkiga

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Warbaahinadda Jarmalka ayaa sheegay in Muwaadin kale oo haysta Dhalashadda Jarmalka lagu xiray Turkiga, laguna soo oogay inuu faafinayey Dacaayad ka dhan ah Turkiga.

Ninkaasi oo asal ahaan u dhashay Turkish-ka oo magaciisa lagu soo koobay Osman B ayaa la sheegay in la xiray 9 maalmood ka hor, xilli uu doonayey inuu galo dalkaasi, wuxuuna wajihi karaa xabsi dhowr sanno ah.

Eedeysanaha oo 36-jir ah, ayaa loo haystaa inuu Bartiisa Facebook-ga ku faafiyey Dacaayad la xiriirta  Argagixisadda

Xafiiska Arrimaha Dibedda ee Federalka Jarmalka waxay xaqiijiyeen Xarigiisa, iyagoo sheegay inay Safaaradooda ku taalla Ankara iyo Qunsuliyada magaalladda Antalya ku guda-jiraan xal-u-helista Kiiskaasi.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories