HomeMaqalDhageyso:- Taliska Booliiska oo war ka soo saaray amniga Muqdisho

Dhageyso:- Taliska Booliiska oo war ka soo saaray amniga Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee En: Cabdiraxmaan Cusmaan Yariisoow kaas oo gelinkii dambe ee shalay ku geeriyooday isbitaal ku yaalla dalka Qatar. Generaal Maxamed Xuseen Madaale oo ku hadlayay afka taliska ciidanka booliiska ayaa sheegay in Duqa Muqdisho uu saaxiib dhow la’ahaa taliska talo iyo tusaalooyin joogta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee En: Cabdiraxmaan Cusmaan Yariisoow kaas oo gelinkii dambe ee shalay ku geeriyooday isbitaal ku yaalla dalka Qatar.

Generaal Maxamed Xuseen Madaale oo ku hadlayay afka taliska ciidanka booliiska ayaa sheegay in Duqa Muqdisho uu saaxiib dhow la’ahaa taliska talo iyo tusaalooyin joogta ahna uu la garab taagnaa.

- Advertisement -

Ugu dambeyntii ayuu tilmaamay in aas qaran loo sameynayo guddoomiyihii gobolka isla markaana inta lagu guda jira maalmaha baroor diiqda in la adkeynayo amniga dalka gaar ahaana kan Magaalada Muqdisho.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts