HomeCaalamkaRaashiya oo kordhineysa soo-saarista Diyaarado dagaal

Raashiya oo kordhineysa soo-saarista Diyaarado dagaal

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Shirkadda Raashiya ee farsamaysa Diyaaradaha Dagaalka ee Sukhoi Aircraft Company waxay bilowday wax-soo-saarkii ugu ballaarnaa ee Diyaaradaha Dagalaka ee ugu casriyeysan dalkaasi ee Sukhoi 57 Fighters Jet. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’isul-wasaare-xigeenka dalkaasi, Yury Borisov ayaa lagu xaqiijiyey in Diyaaradahaasi loo samaynayo Ciiddanka Cirka ee Raashiya. Shirkadda Sukhoi waxay Isniintii soo bandhigtay Heshiis ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirkadda Raashiya ee farsamaysa Diyaaradaha Dagaalka ee Sukhoi Aircraft Company waxay bilowday wax-soo-saarkii ugu ballaarnaa ee Diyaaradaha Dagalaka ee ugu casriyeysan dalkaasi ee Sukhoi 57 Fighters Jet.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’isul-wasaare-xigeenka dalkaasi, Yury Borisov ayaa lagu xaqiijiyey in Diyaaradahaasi loo samaynayo Ciiddanka Cirka ee Raashiya.

- Advertisement -

Shirkadda Sukhoi waxay Isniintii soo bandhigtay Heshiis ay la galeen Wasaaradda Difaaca Raashiya, si loo sameeyo in ka badan 76 Diyaaradaha Dagaalka ee Sukhoi 57

Qandaraaskaasi ayaa lagu kala saxiixday Carwada Caalamiga ee Hubka oo dhawaan lagu qabtay dalkaasi, sida ay sheegtay Wakaalladda wararka Raashiya ee TASS New Agency.

Wakaalladdu waxay kaloo sheegtay in Diyaaradaha la farsamaynayo yihiin Jiilka 5-aad ee Diyaaradaha Sukhi 57 Fighters Jet oo horey loogu yaqaanay T 52 Fighters Jet.

- Advertisement -

Shirkadaha Raashiya ee farsameeya Diyaaradaha Dagaalka iyo noocyada kale ee hubka ayaa waxa u furmay Suuq Gudaha iyo Dibedda, waxaana jira dowlado badan oo soo codsaday Diyaaradaha dagaalka ee Sukhoi iyo Nidaamka Gantaalladda difaaca ee S400.

Dowladda Turkiga ayaana u muuqata inay noqotay Suuqa ugu weyn ee Shirkadaha Hubka ee Raashiya, kadib, markii ay soo iibsadeen Gantaalladda Nidaamka Difaaca ee S400, taasi oo ay Dowladda Maraykana aad uga carootay tallabadaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts