HomeWararSaxafi caan ku ah Hawlaha Baaritaanadda Qarsoon oo lagu xiray dalka Tanzania

Saxafi caan ku ah Hawlaha Baaritaanadda Qarsoon oo lagu xiray dalka Tanzania

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Boliska dalkaasi ayaa la sheegay inay xireen Saxafi lagu magacaabo Erick Kabendera, kaasi oo caan ku ahaa inuu dabagal baaritaan ku sameeyo Dhacdooyinka Xasaasiga ee ay Madaxda dalkaasi ku kacaan. Taliyaha Guud ee Boliska dalkaasi, Simon Sirro ayaa xaqiijiyey inay Saxafigaasi shalay ka soo qabteen Hoygiisa oo ku yaalla duleedka caasimadda dalkaasi ee Dares Salaam […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boliska dalkaasi ayaa la sheegay inay xireen Saxafi lagu magacaabo Erick Kabendera, kaasi oo caan ku ahaa inuu dabagal baaritaan ku sameeyo Dhacdooyinka Xasaasiga ee ay Madaxda dalkaasi ku kacaan.

Taliyaha Guud ee Boliska dalkaasi, Simon Sirro ayaa xaqiijiyey inay Saxafigaasi shalay ka soo qabteen Hoygiisa oo ku yaalla duleedka caasimadda dalkaasi ee Dares Salaam

- Advertisement -

Saxafiga Erick Kabendera ayaa ah Saxafi madax bannaan oo wax ku qora dhowr Warbaahino Caalami ah, mana kala cadda sababaha loo xiray.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in koox Ciiddanka Dharka Cad u dhaceen guriga Saxfaiga, isla markaana lagu xiray Saldhigga Boliska si wax loo weydiiyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts