HomeWararGolaha Aqalka Sare ee Dalka oo Maanta kulan yeelanaya

Golaha Aqalka Sare ee Dalka oo Maanta kulan yeelanaya

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu wadaa in kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xaruntooda ku taalla Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Aqalka Sare ee dalka ayaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 27-Bishan Luuliyo 2019 ayaa waxaa uu yahay Xaqsiinta Ciidamada dowladda iyo ka doodista sharciyeedka Batroolka,kaasi oo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu wadaa in kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xaruntooda ku taalla Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Aqalka Sare ee dalka ayaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 27-Bishan Luuliyo 2019 ayaa waxaa uu yahay Xaqsiinta Ciidamada dowladda iyo ka doodista sharciyeedka Batroolka,kaasi oo ay horey u ansixiyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa xalay loo diray fariimo ku aadan inuu jiro kulan,isla markaana laga doonayo inay ka soo qey galaan.

Todobaadkii la soo dhaafay Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa Akhrinta Kuwaad Marsiiyay hindise sharciyeedka shirkadaha, kaasi oo ay soo gudbisay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts