HomeCaalamkaXukunka Deg-dega ee Saaran Dalka Masar oo la kordhiyay

Xukunka Deg-dega ee Saaran Dalka Masar oo la kordhiyay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweyne C/fataax Al-sisi waxa uu qalinka ku duugay Wareegto uu muddo 3 bilood ku kordhinayo Xukunka Degdegga ee lagu soo rogay dalkaasi 2 sanno ka hor. Wareegtadda waxaa lagu sheegaay inay Ciiddanka Milliteriga iyo Boliska qaadi karaan tallaabo kasta oo lagula dagaalamayo Kooxaha loogu yeero Argagixisada iyo inay badbaadiyaan Nafta iyo Hantida Muwaadiniinta Masar. Go’aanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne C/fataax Al-sisi waxa uu qalinka ku duugay Wareegto uu muddo 3 bilood ku kordhinayo Xukunka Degdegga ee lagu soo rogay dalkaasi 2 sanno ka hor.

Wareegtadda waxaa lagu sheegaay inay Ciiddanka Milliteriga iyo Boliska qaadi karaan tallaabo kasta oo lagula dagaalamayo Kooxaha loogu yeero Argagixisada iyo inay badbaadiyaan Nafta iyo Hantida Muwaadiniinta Masar.

- Advertisement -

Go’aanka Madaxweyne C/fataax Al-sisi waxaa taageeray Xildhibaanadda Barlamaanka, waxaana fulinta Xukunka Degdegga xoog lagu dhaqan geli doonaa laga bilaabo maalinta Khamiista ee soo socota.

Xukunka Degdegga ee saaran dalkaasi waxaa la so orogay bishii April ee sannadkii 2017-kii, kadib, markii ay in ka badan 100 qof ku geeriyoodeen qaraaxyo lala beegsaday Kaniisado ku yaalla magaallooyinka Aleskandariya iyo Tanta ee dalkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts