HomeCaalamkaWeerar lagu qaaday Shaqaale dhismo ka waday Degmadda Mandera

Weerar lagu qaaday Shaqaale dhismo ka waday Degmadda Mandera

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wargeyska The Nation ayaa qoray inay koox hubeysan maanta weerareen shaqaale dhismo Isbitaal laga hirgelinayo Deegaanka Borehole 11 oo 20-KM u jirta Degaanka Al-raxmu oo u dhow xuduudka Kenya la wadaagto Somalia. Wargeyska waxa uu xusay inay Shaqaalaha ka badbaadeen weerarkaasi oo la sheegay inay geysteen 4 qof oo hubeysnaa, kuwaasi oo gudaha u soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeyska The Nation ayaa qoray inay koox hubeysan maanta weerareen shaqaale dhismo Isbitaal laga hirgelinayo Deegaanka Borehole 11 oo 20-KM u jirta Degaanka Al-raxmu oo u dhow xuduudka Kenya la wadaagto Somalia.

Wargeyska waxa uu xusay inay Shaqaalaha ka badbaadeen weerarkaasi oo la sheegay inay geysteen 4 qof oo hubeysnaa, kuwaasi oo gudaha u soo galay Dhismaha ay shaqada ka socotay

- Advertisement -

Qofka ka mid ah dadka Deegaanka oo la hadlay Wargeyska Nation ayaa sheegay in rag ku hubeysnaa qoryaha AK 47, wejigana u daboolnaa ay bilaabeen inay tacshiirad  furaan, taasi oo sababtay inay Shaqaalaha naftooda la baxsadaan, si ay uga badbaadaan toogashadaasi.

Goobjoogahaasi oo magaciisa la qariyey ayaa sheegay inay kooxdii weerarka geystay ay doonayeen Injineerka Dhismaha, kaasi oo la sheegay inuu ku dhex dhuuntay shaqaalihii baxsaday.

Dhinaca kale, Taliyaha Boliska Gobalka Mandera, Jeremiyah Kosiyom ayaa sheegay inuu maqlay inuu weerarkaasi dhacay 8-dii Aroornimo, balse uusan faahfaahin dheeraad ah haynin.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inay dadka weerarka soo qaaday beegsanayeen shaqaalaha aan Soomaalida ahayn ee ka shaqeynaysay dhismahaasi, waa sida uu hadalka u dhigay.

Taliyaha boliska Mandera waxa uu intaasi ku daray inaysan kala caddayn in ragga weerarka geystay ahaayeen Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab iyo inay ahaayeen Maleeshiyo uu soo kireystay Qof Deegaanka oo dano ganacsi ka leh Qandaraaska dhismaha Isbitaalka cusub, waa sida uu hadalka u dhigay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts