HomeCaalamka(sawiro) Haraagga Masjid la dhisay 1,200 sanno ka hor oo laga helay...

(sawiro) Haraagga Masjid la dhisay 1,200 sanno ka hor oo laga helay Koonfurta Israel

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Khubarada ku takhasusutay baaritaanka haraagga Qaddiimiga ee Israel waxay Khamiistii la soo dhaafay sheegeen inay heleen Haraaga dhismo Masjid aan caadi ahayn oo la dhisay 1,200 sanno ka hor.

Masjidkaasi ayaa la sheegay in laga soo fagay dhulka hoostiisa, waxayna Khubarada tilmaameen inuu yahay mid ka mid ah Masaajidda ugu da’da qeyn Masaajidda ku taalla Caalamka.

- Advertisement -

Haraagga Masjidkaasi waxaa la sheegay in lagu helay Fursad, xilli ay socotay diyaarinta dhismao cusub oo laga dhisi lahaa Degmadda Rahat ee ay deggan yihiin dadka Reer Baadiyaha ee Bedawiinta Falastiin ee Lama-degaanka Negev ee Koonfurta Israel.

Khabiir lagu magacaabo Gideon Avni oo ku takhasusay Taariikhdii hore ee Islaamka ayaa sheegay inuu Masjidka la helay ka mid yahay Masaajidii ugu horreysay ee Taariikhda, markii ay doonta Islaamka soo gaartay dhulka Israel, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Qodista dhulka laga helay haraagga Masjidka Qadiimiga ayaa la sheegay inay heleen dhallinyaro ka soo jeeda Dadka Reer Baadiyaha ee Bedewiinta Deegaanka, Carabta iyo kuwo Yuhuudi ah.

Meesha laga helay Masjidkaai ayaa ahaa dhul furan, waxaana laga helay Masjid u dhisnaa qaab 4-gees lahaa, waxaana dhanak Koonfureed laga helay Mixraab ku wajahnaa ama ku toosnaa Jihadda Kacbadda Braakaysan ee Maka Al-mukarama.

Si kastaba ha ahaatee, Masjidka laga helay Koonfurta Israel ayaa u muuqda in la dhisay 1,200 sanno ka hor ama midkooda Qarnigii 7-aad iyo 8-aad ee Dhalashadii Nebi Ciise ka hor.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories