HomeMaqalDhageyso:-Layrarka ku shaqeeya ileyska cad-ceedda oo laga girgeliyay qeybo ka mid ah...

Dhageyso:-Layrarka ku shaqeeya ileyska cad-ceedda oo laga girgeliyay qeybo ka mid ah degmada C/casiis

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Eng: C/raxmaan Cusmaan Yariisow iyo gudoomiyaha degmada C/casiis ayaa goobjoog ka ahaa munasaba lagu daah-furayay layrarka ku shaqeya ileyska cad-ceedda oo dhawaan la geliyay waddo laami ah oo tagta xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha degmada C/casiis ayaa sheegtay in ay ku farxsantahay in laga hiregeliyo layrarkan wadada […]

- Advertisement -

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Eng: C/raxmaan Cusmaan Yariisow iyo gudoomiyaha degmada C/casiis ayaa goobjoog ka ahaa munasaba lagu daah-furayay layrarka ku shaqeya ileyska cad-ceedda oo dhawaan la geliyay waddo laami ah oo tagta xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha degmada C/casiis ayaa sheegtay in ay ku farxsantahay in laga hiregeliyo layrarkan wadada laamiga ah ah ee dhawaantaan la dhisay waxaana ay fartay dadka deegaanka in ay ilaashadaan kana shaqeeyaan hagaajinta bilicda caasimadda.

- Advertisement -

Dhinaca kalana guddoomiyha gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay ku howlanyhiin soocelinta bilicda maagaalada lana qurxinayo dhamaan magaalada,isaga oo intaas sii raaciyay in uu u mahadcelinayo shacabka degmada C/casiis iyo maamulka oo arrintaan ka shaqeeyay.

Halkaan Ka Dhageyso Codka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories