HomeWararCiidanka NISA oo gacanta ku dhigay xubno ka tirsan Daacish

Ciidanka NISA oo gacanta ku dhigay xubno ka tirsan Daacish

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Howlgal ciidamada amaanka ee dowladda fedraalka Soomaaliya ay ka fuliyeen duleedka magaalada Muqdisho ayay sheegeen in ay ku guuleysteen in ay gacanta ku soo dhigaan dhowr qof oo lala xiriirinayo ka mid ahaanshaha Alshabaab. Ciidamada amaanka ayaa tilmaamay howlgalkaan oo ka dhacay banaanka magaalada in ay u suurta gashay in ay gacanta ku soo dhigaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Howlgal ciidamada amaanka ee dowladda fedraalka Soomaaliya ay ka fuliyeen duleedka magaalada Muqdisho ayay sheegeen in ay ku guuleysteen in ay gacanta ku soo dhigaan dhowr qof oo lala xiriirinayo ka mid ahaanshaha Alshabaab.

Ciidamada amaanka ayaa tilmaamay howlgalkaan oo ka dhacay banaanka magaalada in ay u suurta gashay in ay gacanta ku soo dhigaan laba xubnood oo ka tirsan Daacish iyo hubkii ay ku howlgelayeen.

- Advertisement -

Qoraal lagu daabacay barta twetterka ee Nisa ayaa lagu yiri ” howlgal hay’adaha amnigu ka fuliteen banaanka magaalada Muqdisho waxa ay gacanta ku soo dhigeen labs xubnood oo ka tirsan Daacish iyo hubkoodii iyaga oo maleegayay dilal loo geysto dad shacab ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts