HomeWararSawirro:-Maxkamadda ciidamada oo loo gudbiyay rag dhac ka geysan jiray Muqdisho

Sawirro:-Maxkamadda ciidamada oo loo gudbiyay rag dhac ka geysan jiray Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Howlgal maamulka degmada Dharkenley ay ka sameeyeen habeenadii la soo dhaafay ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmadaas ayay sheegeen in ay u suurta gashay in ay gacanta ku soo dhigaan koox dhac u geysan jirtay dadka deegaanka. Gudoomiyaha gobalka Banaadir iyo saraakiisha ciidamada oo maanta booqasho ku tegay degmada ayaa loo soo bandhigay ragas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Howlgal maamulka degmada Dharkenley ay ka sameeyeen habeenadii la soo dhaafay ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmadaas ayay sheegeen in ay u suurta gashay in ay gacanta ku soo dhigaan koox dhac u geysan jirtay dadka deegaanka.

Gudoomiyaha gobalka Banaadir iyo saraakiisha ciidamada oo maanta booqasho ku tegay degmada ayaa loo soo bandhigay ragas oo tiradoodu ay dhameyd 6 iyo hubkii ay dadka ku baara jireen.

- Advertisement -

Gudoomiyaha gobalka Banaadir ayaa uga mahadceliyay hay’adaha amniga howlgalka joogtada ah iyo sida ay uga jawaabayaan cabashada dadka shacabka ah isaga oo intaan sii raaciyay in shakhsiyaadka la soo qabtay loo gudbin doono maxkamadda ciidamada si caddaaladda loo waafajiyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts